Axmed Macallin Fiqi oo kusii jeeda Garowe

Sida Wararku sheegayaan,waxaa si hoose loo hakiyay ansixintii badalida Dastuurka ee Xasan Shiikh.

Dooda,ayaa sii soconaysa maalmaha soo socda,kadibna,waxaa lakala aadayaa Soon Qaadka,sida xoguhu sheegayaan.

Waxay kaloo wararku intaas ku darayaan in Garowe uu tagayo Wasiirka arimaha gudaha Fiqi,isagoo kala shaqaynaya PL diyaaarinta Ajandaha Shirka ay gogoshiisa fidisay PL.

DFS oo markii horaba aqbashay gogosha Garowe,ayaa markale xiriir la samaysay PL si buuxdana usheegtay in ay kasoo qaybgalayso.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading