Axmed Madoobe oo ka duulay Muqdisho

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa goor-dhaweyd ka duulay Magaalada Muqdisho, oo uu muddo ku sugnaa, waxaana uu ku wajahan yahay Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland.

Axmed Madoobe ayaa la filayaa in marka uu tago Kismaayo uu Saxaafadda la hadlo, isagoona ku dhawaaqi doona go’aanka Jubbaland ee marxalada Dalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading