Axmed Madoobe oo ka duulaya Garoowe

Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa goor-dhoweyd ka duulaya magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, isagoona ku wajahan magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo maalmahan ku sugnaa magaalada Garoowe oo uu kulamo kula yeeshay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, kulamadaas oo lasoo gaba-gabeeyay saaka lagana soo saaray War-murtiyeed.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading