Axmed Madoobe oo ku dhawaaqaya Golaha Wasiirada cusub ee Jubbaland

Golaha Wasiirada Dowlada Jubaland ayay ubadan tahay in maanta ama Beri midkood la shaaciyo.

Golahan waxaa kasoo dhex muuqan doona wajiyo cusub iyo Siyaasiyiin miisaan ku leh Jubaland iyo guud ahaan Somaliya.

Sidoo kale waxaa boosaskoodii hore lumin doona Wasiiro miisaan culus oo hada Golaha ku jira.

Tan iyo markii dib loo doortay Madaxweyne Axmed Madoobe waxaa la sugayay in la magacaabo Wasiirada cusub,balse mar walba waxaa dib loogu dhigayay xaaladaha siyaasadeed ee taagnaa.

Idil Television.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading