Axmed Madoobe oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidanka AMISOM

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Aqalka martida kulan qado sharaf ah kula qaatay Taliyaha qeybta labaad ee howlgalka AMISOM ee ka howlgala deegaanada Jubaland Jeneraal Jeff Nyagah iyo masuuliyiin kale oo katirsan howlgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.

Madaxweynaha iyo Sarakiishan uu Taliyaha hogaaminayay ayaa kulanka kaga hadlay howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo sidii loo dardar galin lahaa isla markana la isaga kaashan lahaa howlgalada wadajirka ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading