Axmed Madoobe oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka heer Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland.

Kulanka ayaa looga hadlay doorashada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Madacweyne Axmed Madoobe ayaana ku booriyay Guddiga in ay howsha doorashada u maamulaan si hufan oo caddaalad iyo daahfurnaan leh.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading