Axmed Madoobe oo la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka JFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Senator Xasan Faarax Xujaale.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo dardar galin lahaa dadaalada loogu jiro qabsoomida Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha ee dalkeena.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading