Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa dhiirageliyay dadaalada uu wado Ra’iisul Wasaaraha, waqtina la siiyo wada hadalada u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharaxiinta, isagoona sheegay in loo baahan yahay in la tabantaabiyo.
Madaxweyne Axmed Madoobe Madoobe qoraal kooban soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay inuu diyaar u yahay ka qeyb galka shir ka dhaca meel amnigeeda lagu kalsoon yahay.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.