Axmed Madoobe”Waa lasoo afjaray khilaafkii Jubaland iyo D.Fadaraalka ka dhaxeeyay(Daawo)

Axmed Madoobe ayaa sheegay in lasoo afjaray khilaafkii maamulkiisa kala dhaxeeyey dowladda Federaalka isla markaana wixii mad-madow ah ee jira lagu dhameynayo wadahadal.

Waxa uu sheegay in dhawaan uu tagayo Magalada Muqdisho si halkaas loogu soo afjaro khilaafka maamulka uu hogaamiyo kala dhexeeya dowlada Federaalka,hoos ka daawo muuqaalka.”’

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading