Baalayaashii Wadada Madaxtooyada Muqdisho oo la gumaaday

Baalayaashii Wadooyinka Muqdisho oo xalay la gumaaday,gaar ahaan kuwa Wadada Madaxtooyada ee ay Dowlada Muqdisho isticmaasho.

Sidoo kale habeen hore waxaa Hoobiyayaal lagu weeraray Xarunta Xalane.

Sida muuqata Dowlada waxay ku filnaan wayday sugida amaanka Wadada kaliya ee ay isticmaasho.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading