Baanka Aduunka oo lacag ku kabay Miisaaniyada D.Fadaraalka

Bankiga Adduunka ayaa shalay ansixiyay lacag gaareysa 55 milyan oo dollar oo kaalmo dhinaca horumarinta ah oo lagu kabayo miisaaniyadda dowladda federaalka Soomaaliya.

Waa markii ugu horreysay oo Laanta Kaalmada Horumarinta ee Bankiga Adduunka ee marka la soo gaabiyo la yirahdo (IDA) ay lacag noocan ah siiso Soomaaliya in muddo ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading