Baarlamaanka Fadaraalka oo ansixiyay Miisaaniyada Sanadka 2017

Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliyaa goor dhow ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2017.
 
Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Fadaraalka ayaa dib u eegis ku sameynayay Miisaaniyadda sanadkan, iyadoo lixdii bilood u horeysay Miisaaniyadda ay dhamaatay.
 
Miisaaniyadda loo soo gudbiyay Baarlamaanka ayaa ku qotontay dhameystirka lixda bilood ee sanadkan ka hartay.
 
Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa dood ka keenay qodobo ka mid ah miisaaniyadda iyo qaabka lagu saleeyay,
 
Miisaaniyadda sanadkan ayaa gaareysa lacag dhan 260 milyan oo dollar.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading