Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya,ayaa maalinta berri ah oo Isniin ah yeelanaya kulan xasaasi ah.
Kulankaas,ayaa waxa uu qorshuhu yahay in looga hadlo arrimaha siyaasadda iyo go’aamada masiiriga ah ee dalka.
Ma cada in kulankaas ay kasoo bixi doonaan arimo lid ku ah Gogosha Somaliyed ee Garowe ama lagu taageeri doono,waxaase la ogsoon yahay in MW Xasan isku dayay fashilinta Gogoshaas.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.