Baarlamaanka Fadaraalka oo la dhaliilay

Baarlamaanka Fadaraalka oo lagu dhaliilay sharciga doorasho ee ay soo gudbiyeen.

Waxaa lagu ceebeeyay in ay doorkoodii masuuliyadeed ee ka saarnaa Dalka ay ka gaabiyeen.

Sharci doorasho oo aan tixgalin baahiyaha Haweenka,Dadka laga tirada badan yahay ayay meel mariyeen Baarlamaanka Fadaraalka.

Sidoo kale sharciga doorasho ee ay sii daayeen Xildhibaanadu waa mid jah wareersan oo aan lahayn jiho rasmi ah oo lagu soo hagaago.

Beesha caalamka waxay digniinteedu ku wajahan tahay in aysan imaan mudo kororsi .

Sida xanta hoose tilmaamayso sii daynta sharciga doorasho ee Jah wareersan waxaa looga gol leeyahay in ugu danbayn ay timaado mudo kordhin,sababtoo ah waxay og yihiin in uusan socon doonin oo laga hor imaan doono.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading