Baarlamaanka Galmudug oo diyaariyay mooshin adag

Xildhibaano farabadan oo ka tirsan Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa gudbiyay Mooshin ka dhan ah Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Cumar Axmed Saney.

Mooshinkaan oo ay ku saxiixan yihiin in ka badan 50 Xildhibaan ayaa loo gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal, iyadoona Eedeymo loo jeediyay Wasiiru dowlaha.

Xildhibaanada ayaa ku eedeeyay inuu is hortaag ku sameeyay Wasiiru-dowlaha inay galaan Madaxtooyada, si ay ula kulmaan Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor).


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading