Baarlamaanka Hir-shabelle iyo Madaxweyne Waare Oo markale fooda isdaray

Baarlamaanka Hir-shabelle ayaa shaqo joojin ku sameeyay taliyaal uu magacaabay madaxweyne Waare.
 
Shaqo joojinta ayay Xildhibaanada baarlamaanka Hirshabelle waxay ku sababeyeen in madaxweyne Waare dastuurka maamulkaas baalmaray.
 
Xildhibaanada ayaa ku doodaya in marka hore ay aheyd in la magacaabo guddiyada Amniga, lana saxo qodobo ka mid ah Dastuurka oo ay sheegeen in Waare uu ku xadgudbay.
 
Hir-shabelle ayaa ah maamul curdin ah oo dhawaan dhismay,balse nasiibdarada uu ka dhaqaaqi la’yahay oo dabarka ku noqotay ayaa ah khilaaf iyo muran ka dhex aloosma mar walba hay’adaha maamulkaas.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading