Dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah ururro argagixiso ugu aqoonsatay ururka Tigreegga ee TPLF iyo ururka Oromada ee OLF-shene.
Baarlamaanka Itoobiya oo kulan yeeshay ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay go’aan Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed ay Ururo Argagixiso ugu aqoonsatay Ururka Tigreegga ee TPLF iyo Ururka Oromada ee OLF.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.