Baarlamaanka Jubaland oo mudo kordhin sameeyay

Barlamaanka dowlada Jubbaland ee xubinta ka ah Dowlada Fadaraalka,ayaa cod aqlabiyad ah ugu codeeyay codsi ka yimid Madaxwaynaha.

Codsiga Madaxweynaha,ayaa ku aadsnaa in muddo kordhin labo bilood ah la siiyo si uu soo dhiso Golahiisa Wasiirada cusub oo mudadii horay loo siiyay ay ka dhamaatay.

Xildhibaanada soo xaadiray fadhiga,ayaa u codeeyay in muddo kordhin loo sameeyo Madaxweynaha mana jirin cid ka aamustay ama diiday.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading