Baarlamaanka Maamulka SIDAMA oo fariistay

Kalfadhigii 1-aad Baarlamaanka Deegaanka cusub ee SIDAMA,ayaa qabsoomay saakay.

Fadhiga Baarlamaanka,ayaa lagu ansixiyay Miisaaniyada Maamulkaas ee sannadka oo gaaraysa (Tobban Bilyan toddobo boqol labbatan iyo shan milyan boqol Afartan iyo labba kun oo Bir) “0,725,142,000” Bir.

Kulanka Baarlamaanka,ayaa ka socda caasimada maamulkaas ee Magaalada Awassa.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading