Baarlamaanka oo ansixiyay Heshiis muhiim ah.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa ansixiyey Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada Badan.

Xildhibaannada oo dood ka yeeshay heshiiskaan ayaa ansixiyay Waxaana Ogolaatay 139 Xubnood, Waxaa Diiday 1 Xubin halka 2 Xubnood ay ka aamuseen, Sidaas ayuuna Heshiiska Ansax ku noqday.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading