Baarlamaanka Puntland Oo ay dhici karto in uu kalsoonida udiido Wasiir Juxaa

Baarlamaanku Berri foog waxay kalsoonida udiidi doonaan Wasiir Juxaa iyo Wasiir Maxamed Siciid Faroole,sida xoguhu sheegayaan.

Balse waxay ansixin doonaan Wasiiradii kale ee lala magacaabay.

Sida aan xogta ku helnay Madaxweyne Deni,ayaa ka danbeeya kalsooni udiidista Labadan Wasiir ee Arimaha Gudaha iyo Qorshaynta ee kasoo jeeda Nugaal.

Si kastooy tahay Baarlamaanku Beri,ayuu uyeeray Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa,waxaana la baajiyay Shirkii Khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirada.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading