Baarlamaanka Puntland oo dib U ansixin doona Xubnaha Maxkamada sare

Madaxweyne Deni,waxuu kala jabiyay Xildhibaanadii Golaha Wakiilada Puntland ee kasoo horjeeday ansixinta Xubnaha Maxkamada sare.

Qayb dhaqaale ayay qaadanayaan,qaybna Dad ay wataan,ayaa loogu magacaabayaa Jagooyin.

Waxaa jira Xildhibaano Madaxweynuhu diiday in uu isku dabciyo oo wada xaajood lagalo,waxuuna qorshaynayaa,iyagoon loo joojin in Maxkamada sare la marsiiyo Golaha.

Sida la filayo dhawaan,ayaa Golaha lagu soo celinayaa Xubnaha si loo ansixiyo.

Taaraan in Maxkamada sare loo ansixiyo waxay ka dhigan tahay in Cadaaladii God lagu riday.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading