Waxaan maanta shir Guddoomiyey Fadhiga 17-aad Kalfadhiga 45-aad ee Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland.
Fadhiga maanta ayaa Golahu waxay isku raaceen in Guddi 10 Xildhibaano ah loo saaro si ay u ogaadan xaalada wadada Ceel-daahir – Ceerigaabo.
Guddiga ayaa kala ahaa;
- Xil. Muuse Siciid Xassan ( Gudoomiye)
- Xil. Fu’aad Abshir Axmed ( xubin)
- Xil. Cabdiraxmaan Diiriye Carab ( xubin)
- Xil. Axmed Jaamac Cabdulle ( xubin)
- Xil. Jaamac Yaasiin Jaamac ( xubin)
- Xil. Mahdi Siciif Xassan ( xubin)
- Xil. Xuseen Axmed Nuur ( xubin)
- Xil. Ismaaciil Cabdi Abtiile ( xubin)
- Xil. Cali Axmed Saalax ( xubin)
- Xil. Cabdiraxman Jaabiri Samatar ( xubin)
Allow dhowr Puntland
IskaashiIyoIskuduubni
WadajirIyoDowladnimo
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.