Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland oo kulan ku yeeshay Magaalada Garoowe ayaa soo jeediyay in deegaanada Puntland laga mamnuuco Aalada Tiktok, oo ah madal inta badan ay dhalinyaradu kusoo gudbiyaan Muuqaalo kooban, oo isugu jira Anshax xumo iyo mada-daalo.
Soo jeedinta Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland ayaa timid kaddib dood adag oo ay maanta ka yeesheen Xeerka Isgaarsiinta Puntland oo sabtida la filayo inay Xildhibaanadu cod u qaadan.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.