Baarlamaanka Puntland oo kulan ku leh Garoowe

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa kulankoodii 7-aad ee Kal-fadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada ku leh xaruntooda Garoowe, Ajandaha kulanka ayaana ah soo jeedinta Labaad ee Warbixinada Guddiyadda Golaha, waxaana Warbixintooda jeedin doona 5 Guddi oo kala ah;

  1. Guddiga Dhawrista Deegaanka iyo Kheyraadka Dabiiciga ah.
  2. Guddiga Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka.
  3. Guddiga Shuruucda iyo Caddaaladda.
  4. Guddiga Xuquuqda Aadanaha, Arrimaha Qoyska iyo Horumarinta Haweenka.
  5. Guddiga Hawlaha Guud, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading