Baarlamaanka Puntland oo wada abaabul ka dhan ah Xukuumadda Deni

Qaar kamid Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, ayaa Qorshaynaya in ay Xukuumada kalsoonida kala laabtaan.

Qorshahaas,ayaa si hoose usocda waxaana hada tirada Xildhibaanada hawshaas wadaa ay gaarayaan 28-Xildhibaan.

Dad badan oo aan wax ka waydiiyay isku daygan,ayaaba qaba in Marxuumka oo ay ula jeedaan Madaxweyne Deni ayba ahayd in ay abaaraan Xildhibaanada.

Dareen niyad jab iyo ka fogaansho ah,ayaa ka muuqda Shacabka.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading