Fadhiga 13-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland,ayaa qabsoomay maanta.

Maalintii 2-aad ayeyna Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland qodob-qodob uga doodeen wax-ka bedelka xeerka maamulka Gobollada iyo Degmooyinka Puntland, waxaana lagu ansixiyay cod aqlabiyad leh.

Xeerkaan,ayaa ah in lagu maamulo Gobollada, Degmooyinka, Dhismaha Golayaasha Deegaanka iyo Dawladaha Hoose ee Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka




Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.