Baarlamanaka Fadaraalka oo maanta markale kulan yeelanaya iyo ajandayaal muhiim ah oo horyaala

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay yeeshaan kulan ka dib markii dhowaan uu furmay Kalfadhiga Labaad ee Baarlamaanka.
 
Qodobada Maanta Baarlamaanka la horyaala ayaa waxaa kamid ah  Miisaaniyadda Dowladda oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda fadaraalka.
 
Dhankale waxaa jira Sharciyo Badan oo horyaala Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya oo la doonayo in go’aan laga gaaro sida uu horay u sheegay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jawaari.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading