Banaan-baxyo weli ka socda Degaanka Jubbaland (Daawo Sawirro)

Boqolaal dadweyne ah ayaa iskugu soo baxay deegaano kala duwan oo hoos taga degmada Badhaadhe iyo degaanka Dhooblay ee gobolka Jubbada Hoose.

Dibad baxayaasha ayaa si care leh uga soo horjeedsaday xayiraadii iyo afduubkii lagula kacay Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xassan Cabdinuur kaas oo dhawaan ay DFS Soomaaliya ka qafaalatay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho xilli uu ku marayay safar shaqo.

Shacabka ayaaa balan-qaaday in aysan joojin-doonin banaanbaxa looga soo horjeeda Afduubkii loo gaystay wasiirka Amniga Jubaland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading