Banaanbax caawa ka socda magaalada Laascaanood

Bannaan-bax xooggan ayaa caawa ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool, kaddib dilkii koox hubeysan ay u geysatay Xildhibaan Cabdirisaaq Cardoofe oo kamid ahaa Golaha deegaanka Laascaanood.

AUN Marxuum Cardoofe ayaa sidoo kale kamid ahaa haldoorka sida weyn looga yaqaan magaalada Laascaanood, waxaana uu noqonaya masuulkii labaad oo muddo 40 cisho ah gudahood lagu dilo Laascaanood.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading