Bangiga keydka dhiiga oo laga hirgaliyay Isbitaalka weyn ee Gaalkacyo (VIDEO)

Isbitaalka Guud ee Gobalka Mudug ayaa laga hirgaliyay Bangiga keydka dhiiga, kaas oo baahi fara-badan ay u qabeen Shacabka magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed.

Isbitaalkan oo adeeg Caafimaad siiyay dad fara-badan oo laga kala keeno Degmooyinka iyo deegaanada Gobalka Mudug, iyo Guud ahaan dad Soomaaliyeed oo ay kamid yihiin kuwa kunool Dowlad Degaanka Soomaalida, ayaa horeyto waxaa uga jiray baahi dhanka dhiiga ah.

Agasimaha Isbitaalka guud ee Gobolka Mudug Dr. Maxamed Xusen aadan, ayaa ka hadlay muhuumida bangiga dhiigu u lee yahay Bulshada Gobalka, Puntland iyo Guud ahaan Soomaalida.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading