Bangiga Soomaaliya oo beeniyay in culeys ay wajahayaan Bangiyada ganacsiga

Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo ah hay’ada u xilsaaran Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya rukhsad bixinta iyo kormeeridda baananka gaarka loo leeyahay ee dalka Soomaaliya ayaa sheegay in aanay jirin wax cunaqabatayn ama culays ah oo haysta baananka ganacsi ee gaarka loo leeyahay kana jira dalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading