War-saxaafadeed ay soo saarayn qaar ka mid ah Bankiyada Soomaaliya ayaa faah faahin looga bixiyay dib u habeyn lagu sameeyay Hay’ad ay ku midoobeyn Bankiyada Dalka, waxaana Warsaxaafadeedka lagu xusay ama lagu cadeeyay qorshaha fog ee Bankiyada Soomaaliya.
War-saxaafadeedka oo ku taariikheysan 5-tii Bishaan ayaa waxaa si wadajir ah usoo saaray Bankiyada kala ah:-
Amal Bank LTD
Dahabshil Bank International
International Bank of Somalia (IBS),
Premier Bank LTD,
Salaam Somali Bank,
Maamulada Bankiyada ayaa sheegay in ay hiigsanayaan horumar iyo wadashaqayn ku aadan horumarinta Adeegyada Bankiyada ee Soomaaliya.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.