Bannaan-bax ka dhan ah Farmaajo oo caawa ka bilowday Muqdisho (VIDEO)

Banaanbax looga soo hor-jeedo Farmaajo, ayna dhigayaan Dad iskood isku abaabulay ayaa ka dhacay xaafada Shiirkole iyo nawaaxigeeda.

Dadka bannaan baxayay ayaa ku qeylinayay erayo ka dhan ah Farmaajo, sida “Farmaajo ha dhaco iyo Kali-talis dooni mayno.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading