Bari oo laga soo gaba-gabeeyay qiimaynta Seejooyinka iyo Goobaha Cod bixinta

Qiimaynta Seejooyinka iyo Goobaha Cod bixiyayaasha ee Gobolka Bari oo lasoo gaba-gabeeyay.

Bulshada Bari Boqolkiiba Sagaashan waxay muujiyeen qiimayntii lagu sameeyay in ay rabitaan uhayaa Dimuqraadiyaynta.

Sida ay ii xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Tpec Bari waa soo dhawaysay Barnaamijka Qof iyo Cod.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading