Barnaamijka Cagaarinta Caasimadda oo laga daag-furayo Garoowe (Sawirro)

Dowladda hoose ee degmada Garoowe, ayaa shaacisay in dhowaan si rasmiya loo daah-furi doono barnaamij ku saabsan dhiraynta iyo qurxinta magaalada.

Barnaamijkan oo la baxay cagaarinta caasimadda, waxa iska kaashanaya dowladda hoose iyo shacabka Garoowe, waxaana dhir badan lagu beeri doona magaalada, si loo cagaariyo.

Barnaamijka oo ku jihaysan hagaajinta bilicda caasimadda, ayaa la doonayaa in laga fuliyo dhammaan xaafadaha kala duwan ee Garoowe.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading