Barnaamijka FMS ee Wasaaradaha Puntland oo la daah-furay (Sawirro)

GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Abgaal, ayaa daah furay Barnaamijka( FMS ) ee maaraynta Maaliyadda ee Wasaaradaha Dawladda Puntland.

Agaasimayaasha Wasaaradaha Dawladda ayaa loo qaybiyay qalb ay soo diyaariyeen Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda loona adeeg sandoono Maaraynta Maaliyadda ee FMS.

Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa Agaasimayaasha Wasaaradaha Dawladda ee loo qaybiyay qalabkan kula dardaarmay in ay ku shaqeeyaan si ay isugu xirnaadaan Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaaradaha kale.

Masuuliyiinta Wasaaradaha Dawladda ee qalabkan la gudoon siiyay ayaa Wasiirka Wasaardda Maaliyadda uga mahad celiyay soo gaarsiinta qalabkan waxayna sheegeen in ay hir galin doonaan ku shaqayntiisa

Sawirro.

IDIL NEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading