Barnaamijka Taageerista Hirgelinta Doorashooyinka Puntland oo laga daah-furay Garoowe (Sawirro)

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland iyo PDRC ayaa daahfuray ‘Barnaamijka Taageerista Hirgelinta Doorashooyinka Puntland’ oo ay si wada jir ah u fulinayaan PDRC iyo TPEC.

Barnaamijkan ay maalgelisey Switzerland ayaa door muhiima ka ciyaaridoona abaabulka iyo firfircoonida Ururada siyaasadda iyo in Ururrada siyaasadda ay helaan taageero warbaahineed iyo dukumiintiyo isku dubaridan oo muhiim u ah ololaha doorashada soo socota.

Gudoomiye ku xigeenka TPEC Jaamac Xirsi Faar⁹ax oo furay barnaamijkan ayaa sheegay inay ku dadaaleen juhdina ku bixin doonaan taageerada Ururada Siyaasadda iyo uqareemida inay helaan taageero dhaqaale.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading