Beelaha Jareerweyn iyo KG oo Xubno ka helay Doorashada Golayaasha Deegaanka PL

Dimuqraadiyada Puntland in ay miro dhal tahay,waxaa kuu tilmaamaya,iyadoo bilow ah in Golaha Deegaanka Caasimada Garowe ay Xubno ka heleen Somalida kasoo kala jeeda KG iyo Beelaha Jareerweyne.

Waa tilmaan ilbaxnimo,bisayl,is dhexgal iyo wada noolaansho.

Doorasahada xigta,waxay keeni kartaa in Duq Magaalo uu kusoo baxo Qof kasoo jeeda Bulshooyinka Somaliyed ee aan Deegaanka u ahayn PL.

Xaqiiqdii si weyn,ayaa loo amaanay hanaanka Dimuqraadiyadeed ee Puntland.

 

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading