Beesha Yuusuf Daarood (Awr-table) oo xaflad marti-qaad ah Gaalkacyo ugu sameeyay Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo waftigiisa.

Martiqaadka waxaa kaloo qayb ka ahaa Isimada Gobolka Mudug.
Boqor Burhaan oo ah Boqorka Beelweynta Daarood,ayaa kormeer ku jooga Gobolka Mudug.
Jibril Qoobey.




Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.