Beesha caalamka oo kulan ka yeelanaysa xaalka Laascaanood

Beri,waxaa ka dhacaya Xalane Shir ay Beesha caalamku si gaar ah uga xaajoonayso xaalka Laascaanood.

Sidoo kale Caawa,waxaa warbixin ku aadan xaalada Laascaanood la siinayaa Xoghayaha guud.

Dadaal ay sameeyeen haldoor,ayuu ku yimid kulankaas muhiimka u ah Sool.

 

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading