Beesha 6-aad,ayaa soo gashay Shirka,waxaana loo sheegay Madaxda Somalida in ay khasab tahay heshiis ay wada gaaraan..
Farmaajo safarkii Muqdisho waa laga baajiyay.
Kulankii Baarlamaanka Fadaraalka ee uu beri ba balamiyayna amar ayay Beesha 6-aad dul dhigtay oo waa la hakiyay.
Waa sugaynaa waxa isbadala!!!
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.