Beesha Caalamka oo udigtay Siyaasiyiinta isku daya in ay hor istaagaan Dimuqraadiyada

Shir weyn,ayaa maanta uqabsoomay hirgelinta Dimuqraadiyada Puntland.

Beesha Caalamku si adag ayay ugu xaqiijisay Dowlada Puntland in ay garab taagan tahay oo ay hiil iyo hooba ku bixinayso socodsiinta Dimuqraadiyada.

Arinka mudnaanta leh,waxuu yahay oo Beesha Caalamku balan qaaday marka dhaqaalaha laga soo tago……

“In Siyaasigii isku daya hor istaaga Dimuqraadiyada loo aqoonsanayo dagaal Ooge”!!.

Xaqiiqdii Maanta Dimuqraadiyada Puntland guul weyn ayay gaartay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading