Beesha caalamka xiriir la samaysay Madaxweynayaasha Dhuusamareeb ku shirsan?

Beesha caalamku waxay lasoo xiriirtay Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,iyadoo ugudbisay aragtidooda ku aadan xalka Qodobada laysku hayo.

Beesha caalamku waxay ka codsatay Hogaamiyayaasha in ay sii wataan Shirkooda soona saaraan go’aamo ay ku xalinayaan arimaha taagan.

Sidoo kale Beesha caalamku waxay ubalan qaaday Madaxdaas in ay taageerayaan heshiis walba oo ay gaaraan.

Kulamada Dhuusamareeb way socdaan hada,waxayna ubadan tahay in wax kasoo baxaan .

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading