Beesha Cali Saleebaan Oo martiqaaday waftigii Nabadaynta

Guurtida Beelaha Cali Saleebaan,ayaa Maanta Qado sharaf u samaysay weftiga Boosaaso u yimid Nabadeynta.

Qado sharafta,waxa kasoo qeyb-galay Ra’isul wasaarihii hore ee JFS, Cumar Cabdirashid, Madaxweyneyaashii hore ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Madaxweynihii hore Puntland Senetor Cabdiraxmaan Maxamed Faroole,Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo Xubno ka mid ah Goleyaasha Dawladda.

Si isdaba joog ah ayay Beelaha Bari martiqaad ugu samaynayeen wafuuda utagtay Bosaso Nabadaynta.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading