Beesha Cumar Maxamuud oo ugu danbayn isku raacday Xildhibaanada ku matalaya Baarlamaanka PL

Afarta Xildhibaan ee Beesha Cumar Maxamuud ku matalaya Baarlamaanka PL 5-ta Sano ee soo socota.

1.Gablax-Cabdi-ciise.
2.Yaasin Taakilo-R.Mahad.
3.Cabaas C.Kacaan-R.Khalaf
4.Siciid C.Dheeg-R.Warsame Faarax.

Dood socotay ku dhawaad Laba Todobaad,ayay gabagaba utahay natiijadan soo baxday ee lagu soo xushay Afartan Xildhibaan.

Gobolka Mudug,waa Gobolkii ugu danbeeyay ee soo xula Xildhibaanada ku matalaya Baarlamaanka.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading