Beesha Mareexaan oo ka hor timid Wasiirada cusub

Beesha Mareexaan oo ay kasoo kale jeedaan Labada Madaxweyne xigeen ee Jubaland iyo Galmudug waa ku saxan tahay in ay qaadacaan saamiga ay ka heleen Xukuumada cusub.

Doodisho oo ka mid ah gacanyarayaasha Madaxweyne Xasan in uu Wasiir ku matalo awood qaybsiga uma noqon karo.

Wasaarad Amni oo ay shaqadeeda haystaan Mahad Salaad,Odowaa iyo Qaroole saami qaybsi uma qaadanayaan.

Wasiir Amni oo la kor fariisiyay Wasiiru-dowle idman oo jifida Madaxweyne Xasan ah kuma sabcin karaan.

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading