Beledweyne:-Cosoble oo loo caleema saaray Madaxweynaha Hiiraan-land

Kulan maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ayaa loogu caleemo saaray Cali Cabdullaahi Cosbole madaxweynaha maamul loogu magacaabo Hiiraan –Land oo dhawaan Beledweyne uga dhawaaqeen odayaasha gobolka.

Dhinacyadii kala duwanaa ee ka qeybgalay kulanka ayaa sheegay in la bur buriyay nidaamka lagu dhistay maamulka Hirshabeelle, taa badalkeedana dhisteen maamulka Hiiraan –Land oo ka kooban labo gobol Hiiraan iyo Shabeellaha Sare.

Guudoomiyaha gobolka Hiiraan Cumar Aadan Ibraahim (Cumar Baadiyow) oo ka qeyb galay kulanka ayaa sheegay in go’aankii ay qaateen xildhibannada Hirshabeelle uusan aheyn mid sharaci ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/6unJfSGR7Dk


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading