Biden oo kula taliyay Srael in aysan ku deg-degin Xarumaha Saliida Iran

Muuqaal naadir ah oo ka soo muuqday qolka xogta lagu kala qaato ee Aqalka Cad, ayaa Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden waxaa uu Jimcihii ku sheegay in Israa’iil aysan weli go’aansan sida ay uga jawaabeyso weerarkii sawaariikhda ahaa ee ay qaadday Tehraan, wuxuuna ku boorriyey Israa’iil in aysan beegsan bartilmaameedyada saliidda Iran,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka Biden

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading