Biixi “Puntland kamaan fileyn inay dhahdo Somaliland haloo aqoonsado Argagixiso” (VIDEO)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inay nasiib-darro tahay, aysana ka fileyn in Baarlamaanka Puntland ay dalbadaan in Somaliland lagu daro liiska Argagixisada, waxaana uu xusay in Puntland iyo Somaliland ay yihiin labo dal oo daris ah ayna ka dhaxeyso wada noolaansho, iyo isdhexgal bulsho.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading